Fadeexad kusoo baxday Xog-hayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaare Rooble !!

Xoghayaha Ku-Meel-Gaarka ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Maxamed Ibraahim Nuur, ayaa waxaa kusoo baxay fadeexado waa weyn oo mustaqbalkiisa saameyn kara, hourmarkii la hiigsanayay ee dowladnimadana dhaawici kara. Ilo wareedyo xog-ogaal ah oo aan la hadalnay ayaa noo xaqiijiyay in Xoghayaha KMG ah oo ka faa’iidaysanayo is-xisaabin la’aanta xafiiska ka jirta, khibrad yarida shaaqalaha asaga la … Continue reading Fadeexad kusoo baxday Xog-hayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaare Rooble !!